Wararka Caalamka

Ciidanka Gaaboon oo la wareegay xukunka,isla markaana laalay natiijada doorashooyinkii dhacay

Koox ka mid ah saraakiisha sarsare ee ciidamada Dalka Gabon ayaa sheegay inay xukunka la wareegeen, daqiiqado kadib markii guddiga doorashada ee dalkaasi ay...

Madaxweynaha Masar oo la kulmay taliyaha Ciidamada Suudaan

Madaxweynaha Masar Cabdi Fitaax Al-Siisii, ayaa la kulmay madaxa golaha sare ee dalkaasi Suudaan Cabdi Fitaax Al-Burhaan, oo booqasho ku tagay dalkaasi. Bayaan maanta ka...

Hoggaamiyaha Xisbullah oo diiday in wax laga beddelo xeerarka la macaamilka Israa’iil

Hoggaamiyaha Ururka Xisbullah ee dalkasi Lubnaan Xasan Nasrullah, ayaa diiday in wax isbeddel ah lagu sameeyo Qawaniinta ay kuwa macaamilaan Ururkiisa iyo Israa’iil. Xasan Nasrullah,...

Madaxa Wagner Prigozhin oo la sheegay in uu ku dhintay shil diyaaradeed

Madaxa ciidamada calooshood u shaqeystayaasha Ruushka ee Wagner Yevgeny Prigozhin iyo sagaal kale oo rakaab ah ayaa la sheegay inay dhinteen, kadib markii diyaarad...

Dhaqdhaqaaqa Marin-Biyoodka Bosfoor oo hakad galay

Dhaqdhaqaaqa maraakiibta ee marin-biyoodka Bospfor ee Turkiga ayaa istaagay saaka oo Arbaca ah, ka dib markii Markab halkaasi maray ay soo wajahday Cilad dhanka...

Ugu Akhris Badan