Wararka Caalamka

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi oo Afar sano kadib safarkii ugu horreeyay ku tagaya Ruushka

Wakaaladda wararka Ruushka ayaa maanta oo Talaada ah sheegtay in tareenkii siday hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un, uu gaaray dalka Ruushka, halkaas oo...

Maraykanka oo Iiraan u fasaxay Lacago ka xayirnaa

Dawladda Maraykanka ayaa qaaday tallaabo uu ku doonaya in lagu sii daayo muwaadin u dhashay Maraykanka kuwaas oo ku xiran dowladda Iiraan. Xukuumadda Washington ayaa...

Hay’adda UNHCR oo sheegtay in dad gaaraya 1.8 milyan oo horleh ay ka Barakici doonaan Suudaan dhamaadka sanadkan

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ayaa bayaan ay soo saartay galinkii danbe ee shalay ku sheegtay in dad ka badan 1.8 milyan oo...

Ruushka oo sheegay inay soo rideen diyaaradaha aan duuliye lahayn oo laga leeyahay Ukraine

Wasaaradda Difaaca Ruushka, ayaa subaxnimadii hore ee Saakay ku dhawaaqday inay soo rideen diyaaradaha aan duuliye lahayn oo ay leedahay Ukraine, kuwaasi oo uu...

Hoggaamiyaasha Ruushka iyo Kuuriyada Waqooyi oo kulan Xasaasi ah yeelanaya

Sida uu sheegay Mareykanka, Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un iyo Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, ayaa yeelanaya kulan ay kaga wadahadlayaan sidii Moscow ay...

Ugu Akhris Badan