Wararka Caalamka

Madaxda kooxda BRICS oo doonaya in la ballaariyo dhismaha ururkaasi

Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa ku baaqay in la ballaariyo kooxda BRICS ee dalalka dhaqaalahoodu soo korayo si loo dhiso nidaam caalami ah oo...

In ka badan 60 muhaajiriin ah ayaa laga cabsi qabaa in ay ku dhinteen badda u dhow xeebta Cape Verde

In ka badan 60 qof ayaa laga cabsi qabaa in ay dhinteen  kadib markii dooni ay la socdeen  muhaajiriin laga helay xeebaha Cape Verde'...

Madaxda Galbeedka Afrika oo 17-18-ka bishaan ka wadahadlaya xiisadda Niger

Madaxda militariga ee ka socda ururka dhaqaalaha ee galbeedka Afrika (ECOWAS) ayaa lagu wadaa in 17-18-ka bishaan ay kulan ku yeeshaan dalka Ghana,si looga...

Washington: Iskaashiga difaaca ee Pyongyang iyo Moscow waxuu ka hor imanayaa Qaraaradii Qaramada Midoobay

Mareykanka ayaa galinkii danbe ee shalay ku dhawaaqay in heshiiska hubka ee ay gaareen Ruushka iyo Kuuriyada Waqooyi, uu xad gudub ku yahay go’aannadii...

Al-Burhaan: Suudaan waxay wajaheysaa shirqoolkii ugu weynaa ee taariikhda soo mara

Taliyaha Ciidanka Suudaan , Abdel Fattah Al-Burhan, ayaa sheegay in dalkiisa uu xilligan wajahayo shirqoolkii ugu weynaa ee taariikhda soo mara, kaasi oo sida...

Ugu Akhris Badan