Wararka Caalamka

Shirka Afrika iyo Shiinaha oo maanta ka furmaya Beijing

Beijing-(SNTV)- Magaalada Beijing ee dalka Shiinaha maanta waxaa ka furmaya Shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika ee (FOCAC) oo ay sanadkan ka qeyb galayaan madaxda...

Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galaya shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika

Muqdisho (SNTV), Ogoosto 29, 2018; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Shiinaha oo ay...

Ra’iisul wasaaraha Britain Theresa May oo beri Booqasho ku tagi doonta dalal Kuyaala Geeska Afrika.

ISNIIN, August 27, 2018, Muqdisho(SNTV);- Theresa May ayaa hogaamin doonta safar si weyn loogu hanweeyn yahay in ay ku kala bixiso wadamo kuyaala qaaradda...

Qaramada Midoobay oo ku baaqday in Taliyaha ciidamada Myanmar lasoo taago Maxkamad

ISNIIN, August 27, 2018, Muqdisho(SNTV);- Guddiga baarayaasha Qaramada Midoobay ayaa ku baaqay in qiyaas lagu sameeyo tirada dadka laga tiro badan yahay ee Muslimiinta...

Mareykanka oo caawimaadka dhaqaale ka joojiyay Falastiin

Muqdisho August 25 (SNTV):– Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa amray in in ka badan  $200m (£155m) oo ah caawimaad dhaqaale oo Mareykanka u qoondeeyay...

Ugu Akhris Badan