Wararka Caalamka

Xaaska Madaxweynaha Mareykanka oo Socdaal kumareysa Qaar kamid ah wadamada Africa

Muqdisho October 2 (SNTV):- Safarkeeda kuma wehliya ninkeeda, laakin hooskiisa ayaa la socda, sida ay qortay wakaaladda wararka AFP. Mrs. Melania ayaa tagi doonta waddamada...

kudhawaad 1,000 ruux oo ku Dhimatay Dhulgariir kadhacay Indonesia

Muqdisho September 30  (SNTV);-Illa 832 ruux ayaa ku dhimatay dhulgariir iyo duufaan ku dhufatay jasiiradda Sulawesi ee dalka Indonisia sida ay xaqiiiyeem Wakaaladda Maareynta...

Bangiga Adduunka : Dhaqaalaha Soomaaliya aad ayuu u korayaa

Bangiga adduunka ayaa ku dhawaaqay in uu Soomaaliya siinayo lacago deyn ah oo gaaraya 80 Milyan oo dollar, taas oo lagu taageerayo howlaha horumarinta...

In ka badan 100-Qof oo ku dhimatay Markab ku dagay xeebtaTansaaniya

Jimco 21, September 2018 Muqdisho (SNTV) In ka badan 100 ruux ayaa ku dhimatay, tiro intaa ka badanna waa lagu la’yahay kadib markii uu...

Malaayihiin caruurta reer Yemen ah oo wajahaya macluul daran

Muqdisho September 19 (SNTV):-War ay soo saartay Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan samafalka Caruurta ee Save The Children ayaa lagu sheegay in hal milyan...

Ugu Akhris Badan