Wararka Caalamka

Maxkamadda Wajeer Kenya oo xukuntay Rag looga shakisan yahay Al-Shabaab

Wajeer-Kenya-(SNTV)-Maxkamad ku taalla Magaalada Wajeer ee Gobolka Waqooyi Bari Dalka Kenya, ayaa min 15 Sano oo Xabsi ah ku ridday Saddex Nin oo ku...

Mas’uuliyiinta Soomaalida Kenya oo Gaashaanka u daruurtay in xilligan la celiyo Qaxootiga Dhadhaab

Gaarisa-(SNTV)-Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamanka is-maamulka Gaarisa Kenya, Maxamed Cali Sheekh, ayaa Gaashaanka u daruuray in Soomaalida ku nool Xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab...

Xubin ka tirsan Al-Shabaab oo isu dhiibay Boliiska Kenya

Muqdisho (SNTV):-Laamaha ammaanka Dalka Kenya ayaa baaraya Kiiska Nin 23 jir ah oo ka  baxsaday Xero ay tababar ku siinayeen kooxda Al-Shabaab, markii uu...

Boliiska Kenya oo Hotelka Dusit2d ka helay walxaha qarxa

Nairobi-(SNTV)- Boliiska Dalka Kenya ayaa halkii uu weerarka argagixiso ka dhacay Talaadadii Todobaadkan ee Dusit2d Hotel ka helay walxaha qarxa. Warkan oo lasoo dhigan Bogga...

Kenya”Waxaan dilnay 5 qof oo weerarka fuliyay, 2 kalena waa loo xiray”

Nairobi(SONNA) Tan iyo markii Alshabaab ay weerar ka geysteen Hotel Dysitd2 ee xaafadda Westland ee magaalada Nairobi Kenya talaadadii la soo dhaafay,waxaa dowladda Kenya laameheedi...

Ugu Akhris Badan