Sawiro

Wasiiru dowlaha Macdanta iyo biyaha XFS oo Ciraaq uga qeybgalay Shir looga hadlayay biyaha {SAWIRRO}

Wasiiru dowlaha wasaaradda Macdanta iyo Kheyraadka biyaha XFS ayaa dalka Ciraaq uga qeybgalaya Shirka caalamiga ee biyaha oo Baqdaad ka qabsoomay. Shirkaan oo uu furay...

Maxaabiis fara badan oo maanta Xabsiyada Muqdisho laga sii daayay {Sawirro}

127 maxbuus oo ku xirnaa Xabsiga dhexe ee Xamar iyo Xabsiga MBC ee Ex-control Afgooye, ayaa saaka lasii daayay markii uu cafis u fidiyay...

TALIYAHA CIIDANKA BOLIISKA OO MAANTA LA CIIDAY CARUURTA AGOONTA BOLIISKA. {SAWIRRO}

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa Beerta Nabadda ku la Ciiday Caruurta Boliiska maalintii 2-aad ee Shawal (Ciidul-fidri) H 1444, 2023. Caruurta...

Xildhibaanno kormeeray xaafadaha degmada Galcad ee G/Galgaduud. {SAWIRRO}

Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Federaalka  Soomaaliya oo ku sugan deegaannada khawaarijta laga xoreeyay ayaa kormeeray Magaalada Galcad ee gobalka Galgaduud. Xildhibaan Yaasiin Fareey iyo Xildhibaan...

Howlgaladii ugu dambeeyay iyo deegaano cusub oo Khawaarijta laga saaray {SAWIRRO}

Ciidanka xooga dalka ayaa cagta mariyay ku dhowaad 10 tuulo oo hoostaga Dagmada Galcad ee gobolka Galgaduud 48 saacadood ee la soo dhaafay. Taliyaha Guutada...

Ugu Akhris Badan