Sawiro

Shirka Madasha wadatashiga Qaranka oo ka Furmay Muqdisho.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka...

Kulan looga hadlay Wadashaqeynta Boliiska iyo Garsoorka oo Muqdisho lagu qabtay {sawirro}

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka ayaa guddoomiyay kulan ay iskugu yimaadeen masuuliyiinta Garsoorka iyo Boliiska oo looga hadlayay Xaalada Guud ee Cadaalada Dalka Gaar...

Taliyaha Boliiska oo booqday qorshaha dayactirka Akademiyada General Kaahiye {SAWIRRO}

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya, Sareye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa booqday qorshaha dayactirka iyo dib u naqshadeynta dhismaha Akademiyada Boliiska ee Sareeye Guuto Kaahiye....

Madaxweynaha Puntland oo saaka kormeeray Isbitaalka Gaalkacyo {SAWIRRO}

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa saaka kormeeray Isbitaalka Gaalkacyo Medical Center (GMC). Madaxweynaha ayaa booqday qeybaha kala duwan ee Isbitaalka isagoo warbixin...

Kulan looga hadlayay dardar gelinta dagaalka khawaarijta oo Muqdisho lagu qabtay {Sawirro}

Kulan looga hadlayay sidii loo dardar gelin lahaa dagaalka khawaarijta ayaa maanta ka qabsoomay xarunta ciidanka howlgalka wadajirka ah ee Dowladaha Safka hore oo...

Ugu Akhris Badan