Hub culus oo lagu soo qabtay howlgal {Sawirro}

Date:

Ciidanka Amniga oo wali ku jira howlgal ay ka wadaan xaafada Tarabuunka ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho ayaa waxay gacanta ku dhigeen nuucyo ka mid ah dharka ciidanka, Hub kale oo ay ku jiraan Qaraxyo iyo Rasaas badan.
Hubkaan iyo agabka kale waxaa lagu qariyay Guri ku yaala Xaafada Tarabuunka oo ciidamadu ay ka soosaareen, waxaana ilaa iyo hadda ciidamadu ay gacanta ku haayaan laba eedeysane oo loo haysto arrinkaan.
Sida ay saraakiisha Ciidamada ammaanka u sheegeen Warbaahinta Qaranka waxaa jira shaqsiyaad lagu daba joogo kuwaas oo baxsad ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo ka qayb galay Shirka Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Sare ee Qaaradda Afrika.

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe...

Wafdi heer sare ah oo ka socda Dowladda Jarmalka oo booqasho ku yimid Soomaaliya.

Wafdi heer sare ah oo ka socday Dowladda Jamhuuriyadda...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo kulan miro dhal ah la qaatay dhiggiisa dalka Pakistan.

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Xildhibaan Cali...

Wasaaradda Gaashaandhigga oo war-saxaafadeed ka soo saartay howlgaladdii dhacay 24saac ee u dambeeyay.

WAR-SAXAAFADEED: Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab, oo...