Taliyaha Boliiska oo booqday qorshaha dayactirka Akademiyada General Kaahiye {SAWIRRO}

Date:

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya, Sareye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa booqday qorshaha dayactirka iyo dib u naqshadeynta dhismaha Akademiyada Boliiska ee Sareeye Guuto Kaahiye. Naqshadeynta dayactirka ayaa yimid ka dib markii si is dabajoog ah taliyuhu dib ugu bilaabay hanaanka tababarka dib u habeynta Ciidanka taas oo akademiyadu ay lagama maarmaan u tahay.

Kormeerka ayaa ahaa sidii dhismayaal cusub loogu darilahaa. Maadaama, uu akademiyadu tahay Mid soo Saara Ciidamada Booliska Soomaaliyeed heerarkisa kala duwan oo ka kala yimaada Gobolada iyo Caasimada Dalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyey kulan gaar ah oo ku saabsanaa xoojinta dowlad-dhiska Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Wasiirka Gaashaandhigga oo kulan la qaatay Danjiraha cusub ee Dowladda Masar u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Qatar ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Madaxda Wasaaradda Warfaafinta oo Ka tacsiyeeyay geerida marxuum Xuseen Axmed Qoryooley

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daa’uud...