Sawiro

Beeralayda gobolka mudug oo dadaal wayn ugu jira tacbashada dalagyada beeraha

Muqdisho September 9 (SNTV):-Deegaanka Xeerodhagaxleey ee gobolka mudug ayaa h meel ku wanaagsan Tabcashada Dalagyada waxaana ku yaala in ka badan 40 Beerood oo...

Safaaradda Kuwait oo dhiiri gelin u sameysay arday qalin bedelatay

Kuwait(SNTV) Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Kuwait ayaa Xaflad ballaaran oo dhirogelin ah  u qabatay Ardayda Soomaaliyeed ee sanadkan ka qalin jabisay Jaamacadaha iyo...

Ra’iisul wasaare Khayre oo ka qeybgalay barnaamijka isxil qaan oo Studium Muqdisho lagu nadiifinayay

Muqdisho (SNTV)- Garoonka ciyaaraha kubadda Cagta ee Muqdisho Studium Muqdisho ayaa waxaa ka soconaya olole balaaran oo dhanka nadaafadda ah kaasi oo qeyb ka...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo AMISOM kala wareegtay Garoonka Muqdisho Stadium

Muqdisho, 27ka Ogosto, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tagay garoonka Qaranka ee Ciyaaraha (Muqdisho Stadium), ayaa sheegay...

Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga dalka oo kormeer shaqo ku tagay Cisbitaalka Xoogga dalka

Muqdisho(SNTV);- Taliyaha Cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Sareeye Gaas Daahir Aadan Cilmi Indho-Qarshe ayaa markii ugu horeysay tan iyo markii la magacaabay wuxuu kormeer...

Ugu Akhris Badan