Sawiro

Ciidanka Kumaandooska Danab oo gobolka Shabeelada Hoose ku qabtay Argagixiso katiran Al-shabaab.

MUQDISHO-JUUN-6-6-2022-:Ururka 4aad Guutada16aad  ee Kumaandooska Danab Ee XDS Ayaa Howlgal Qorsheeysan Oo Lagu Baacsanayo Maleeyshiyada Naflacaariga Ah Ee Al-Shabaab Ka sameeyay Deegaano katirsan Gobolka...

DAAWO:Sidee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud loogu soodhaweyey Magaalada Dhuusamareb.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur si diirran...

Wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka cimilada ee Maamulka Galmudug oo maanta Tababar u soo xirtay xubno ka kala socdey Hey’addaha maamulkas.

Wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka cimilada ee Maamulka Galmudug ayaa maanta Magaalada Dhuusamareeb tababar ugu soo xirtay xubno ka kala socdey Hey'addaha Dowlada, ururada Maxaliga...

AKHRISO:Guddoomiyaha Gobolka Shabeelada Hoose oo Maamul cusub u Magacaabay Deegaan Xebeedka Jasiira.

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelada Hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya Ibrahim Adan Ali Najah ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku Magacaabay Maamulka  Cusub...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed  iyo Saraakiil kale oo Maanta safar ku tagey Deeganka Goofgaduud Buurey ee Gobolka Baay.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye guuto Odowa Yuusuf Raage  iyo Saraakiil kale ayaa Maanta safar Howlo shaqo ah ku tagey Deeganka Goofgaduud Buurey...

Ugu Akhris Badan