Puntland

Shir ku saabsan Amniga Puntland iyo Galmudug oo Lagu Qabtay Deegaanka Gobsho ee Gobolka Mudug.+SAWIRO”.

Kulan looga hadlayay Amniga ayna Goobjoog ka ahaayeen Masuuliyiinta Galmudug, Puntland iyo Saraakiisha Ciidanka oo lagu qabtay Deegaanka gobsho ee Gobolka mudug. Kulankaan oo looga...

Kulan Looga Hadlayay Amniga Gobalka Mudug Oo Lagu Qabtay Galkacyo+SAWIRO.

Kulanka amniga gobalka mudug ayaa waxaa ka qeyb galay Kusimaha Gudoomiyaha gobolka mudug ee Putland xasan wardheere Gudoomiye kuxigeenka gobolka mudug ee galmudug Axmed maxamed...

Puntland oo dil toogasho ah ku xukuntay 4 kamid Amniyaadka Argagaxisada Alshabaab.

Muqdisho-21-6-2022-:Maxkamada darajada 1aad ee Ciidamada qalabka Sida ee shanta Gobol iyo dambiyada culus ee Puntland ayaa ugu danbeyn maanta dil toogasho ah ku xukuntey...

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Shir guddoomiyey shir heer Wasiiro ah oo looga hadlayey maamul baahinta Puntland+SAWIRRO .

MUQDISHO-JUUN-20-6-2022-:Madaxweyne ku xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Shir guddoomiyey shir heer Wasiiro ah oo looga hadlayey maamul baahinta Puntland ee (JPLG) Shirkan...

Shir Lagu Xoojinayey Wada Shaqaynta Booliska Nugaal Iyo Laamaha Garsoorka Ee Puntland oo ka dhacay Magaalada Graoowe.

Muqdisho- 14 JUNE 2022: Maamulka Gobolka nugaal iyo Taliyaha Qaybta Booliska Gobolkaas  ee mamulka Puntland  ayaa  Ka Qayb Galay Shir Lagu Xoojinayay Wada Shaqaynta...

Ugu Akhris Badan