XULASHADA

Ra’iisul Wasaare Khayre oo suudan kaga mahad celiyay taageeradooda wax barasho

Khartuum, August 6, 2018 –– Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre oo booqday xarunta jaamacadda Caalamiga Ee Afrika ee magaalada...

Hantidhoraha Guud ee Qaranka “ Wax Badan Ayaan Ka Qabtay Arrimaha Musuq Maasuqa”

Muqdisho, 06 08 2018,…. Kulanka Sanadlaha ee Xafiiska Hantidhowraha guud ee qaranka oo maanta lagu qabtay magaalada muqdisho ayaa waxaa ka qeybgalay mus’uuliyiin kala...

Soomaaliya oo goob joog u noqotay heshiiska Suudaanta Koonfureed

Khartuum(SNTV): –Ra’iisul wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Khartuum ee dalka Suudaan uga qayb galay munaasabadda lagu saxiixay heshiiska...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo sheegay in ciidamada Amniga ay dileen raggii ka dambeeyay dilkii Maxamed Maxamuud Sheekh Cali

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Mudane Daahir Maxamuud Geelle ayaa sheegay in Ciidamada Amniga ay toogteen toogtey maleeshiyaad hubeysan oo Baabuurta ka dhex toogta dad...

R/wasaare Kheyre oo shir guddoomiyey Shirka Wadajir ah ee Golaha Wasiiradda XFS iyo Puntland

Muqdisho (SNTV)-, Shirkaan wadajirka ah ee ay maanta Magaaladda Garoowe ku yeesheen xubnaha Golaha Wasiiradda Xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo Wasiiradda dowlad Goboleedka puntland, ayaa...

Ugu Akhris Badan