XULASHADA

UK oo bogaadisay Horumarada dhanka Siyaasadda iyo Amniga ee ka jira Soomaaliya

Muqdisho(SNTV):- Xoghayaha Difaaca dalka Ingiriiska Rt.Hon Gavin Williamson,ayaa maalintii talaalada soo gaaray magaalada Muqdisho,isagoona dib u xaqiijiyay balanqaadkii UK ee ahaa iney taageerto Soomaaliya...

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday laba horjooge oo Daacish ah (Dhageyso)

Dhowr jeer oo fadhi ayay soo martay heerarka maxkamadeynta labadan horjooge ee ka tirsanaa maleeshiyada Daacish kuwooda  dhibka ka wado Soomaaliya. Mahad Maxa’ud Cabdi Abuu-Yaasiin  ...

Soomaaliya iyo Ereteriya oo ka wada hadlay iskaashiga dhinacyada dhaqaalaha, amniga iyo xasilloonida gobolka

Asmara, Luuliyo 28, 2018; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan magaalada Asmara ee xarunta dalka...

Madaxweyne Farmaajo oo si diirran loogu soo dhoweeyay Asmara

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo magaalada Asmara ee caasimadda Eritrea. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka Asmara ku so dhoweeyay...

Horjoogayaal Daacish ah oo la maxkamadeeyay

Muqdisho (SNTV)- Mahad Max’ud Cabdi oo magacyadiisa afgarashada yihiin  ( Abtidoon, Abuu-yaasiin) iyo Max’ed Daa’uud Daahir Warsame  oo isagana loo yaqaanno  (Dr,raage)  ayaa loo...

Ugu Akhris Badan