Golaha Shacabka

kulankii ugu horeyay ee kalfadhiga barlamaanka Soomaaliya oo Go’aano mihiim laga soo saaray

Kalfadhiga Sedaxaad kulankiisa koowaad oo ku furmay 170-Mudane ayaa ugu horeyn Guddoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo kulanka shir gudoominayay waxa...

Baarlamaanka soomaaliya oo dalka ka mamnuucay shirkada DP world

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa meel mariyay “XEERKA DHOWRIDDA GOBONIMADA IYO MIDNIMADA GEYIGA SOOMAALIYEED” oo qeexaya in dalka laga mamnuucay shirkadda Dubai Port World “DP...

Guddoomiye Jawaari” waxaan xooga saaraynaa mudada uu kalfadhiga furanyahay arimaha barlamaanka horyaallo”

Mudane; Jawaari  ayaa sheegay in muddada yar ee ay haystaan inta lagu gudo jira kalfadhigaan  ay isku dayi doonaan , dib u dejinta dastuurka,...

Guddiga joogtada ee golaha shacabka oo laba guddi u saaray cabashooyinka ka taagan canshuuraha iyo Ganacsatada

Kulanka guddiga  joogtada ee golaha shacabka waxaa guddoominayey guddoomiyaha golaha shacab Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha. Diiradda...

Guddoonka golaha shacabka oo ka hadlay Maqaamka Muqdisho

Guddoonka golaha shacabka Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa go'aan ka soo saaray cidda  go'aan ka gaari karta maqaamka Muqdisho. Guddoonka golaha shacabka ayaa ku baaqay in...

Ugu Akhris Badan