Golaha Shacabka

Musharax Cabdullaahi Faarax Weheliye oo ku guuleystay Doorashada kursiga ka banaan golaha shacabka

Kursigaan waxaa ku tartamayey Sadex Musharax oo kala ah Cabduulaahi Faarax Weheliye, Maxamed Cilmi Afrax iyo Cabdulle Faarax Xirsi. Cabdullaahi Faarax Weheliye ayaa helay Codad...

Guddoomiye Jawaari oo iscasilaadiisa uga hor dhawaaqay Golaha Shacabka

Guddoomiyihii Golaha Shacabka Prof: Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari oo maanta Khudbad ka hor jeediyay Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu...

Doorashada Kursigii uu ka geeriyooday Allaha U naxariistee Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin oo dhawaan la qaban doono

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) oo lahadashay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegtay in la qaban doono Doorashada Kursi...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Safiirka Turkiga ee Soomaaliya oo kulan ku yeeshay Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa kulankaan la qaatay Danjiraha Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Olgan Bekar oo ay...

Mooshinkii  laga keenay guddoomiyaha golaha shacabka oo Sabtiga loo fariisan doono (Akhriso)

Wargelin ka soo baxdey Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee  golaha shacabka ayaa lagu shaaciyey Mooshinkii laga soo gudbiyey Guddoomiyaha golaha shacabka mudane Maxamed Sheekh...

Ugu Akhris Badan