Golaha Shacabka

Guddoomiye Jawaari oo kulan dhiiragelin la qaatay howl-wadeenna golaha shacabka

Ujeedka Kullanka Maanta Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari uu la qaatay Howlwadeenada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Dalka ayaa waxaa uu ahaa...

Guddiga Difaaca Golaha Shacabka oo maanta ka hadlay Weerarkii Hoyga Senator C/Qeybdiid iyo darbiga Kenya dhiseyso+Sawirro

kulanka Gudiga Difaaca ee Golaha Shacabka uu maanta ku yeeshay Magaaladda Muqdisho ayaa waxa uu kaga hadlay arinta ku saabsan derbiga la sheegay in...

Guddiga Difaaca Golaha Shacabka oo ka hadlay Darbiga Kenya ka dhisayso xadka Soomaaliya

Guddiga Difaaca Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Darbiga Dowladda Kenya ka dhisayso xaduudka ay wadaan Soomaaliya iyo...

Akhriso: War-Muriyeedkii laga soo saaray shirkii goleyaasha sharci dejinta

Waxaa magaalada Baydhabo lagu soo gabo gabeeyay Shir ay lahaayeen Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Gudoonada Baarlamaanada Maamul goboleedyada dalka. Kulanka lagu soo gabo gabeeyay...

Xaflad lagu Dooranayey Gudoomiyaha Haweenka Dumar kujira Aqalka Sare oo ka dhacday Xarunta Aqalka Sare+ Sawirro.

Doorashadan waxaa ku tartamaya Sagaal Gabdhood oo Aqalka Sare kamida kuwaas kala doonaya Gudoomiye, kuxigeenkiisa koowaad iyo kuxigeenka labaad iyo Xogayaha Gudiga. Waxaa ku guuleysatay...

Ugu Akhris Badan