Golaha Shacabka

Ra’iisul wasaare oo helay Kalsooidii Golaha shacabka.

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhaweyn cod caqlabiyad leh ku ansixiyay Ra’iisul wasaaraha Cusub ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Madaweyne Farmaajo oo Ra’iisul wasaaraha magacaaban horgeynaya Golaha Shacabka.

Mudanayaasha Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in kulan ay ku yeeshaan xaruntooda KMG ah ee Villa Hargeysa. Ajandaha kulanka maanta ayaa...

Guddoomiyaha Golaha shacabka oo la kulmay Guddiyada arrimaha Dastuurka.[Sawirro]

Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa la kulmay guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Guddiga Madaxabannaan ee Dastuurka, wuxuuna ka...

Madaxweyne Farmaajo: “Wixii kasoo baxa shirka Dhuusamareeb waxaan la wadaagayaa Baarlamaanka”+Sawirro.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad u jeediyey Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa uga warbixiyay Shirka Wadatashiga heer Federaal...

Nuxurka khudbaddii Madaxweynaha JFS uu ka horjeediyay Golaha Shacabka Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta khudbad ka horjeediyay Golaha Shacabka, isagoo ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee iminka dalka uu...

Ugu Akhris Badan