Guddoomiyaha Golaha shacabka oo la kulmay Guddiyada arrimaha Dastuurka.[Sawirro]

Date:

Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa la kulmay guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Guddiga Madaxabannaan ee Dastuurka, wuxuuna ka dhagaystay warbixin ku aaddan guulaha laga gaaray geeddi-socodka dib-u-eegista Dastuurka iyo caqabadaha hortaaggan dhamaystirka Dastuurka.

Guddoomiyaha ayaa boggaadiyey hawsha ay qabteen labada guddi asagoo lawadaagay sida xal loogu heli lahaa caqabadaha heysta. Labada Guddi ayaa looga fadhiyaa inay dib u qaabeyn ku sameyaan qabyo qoraalka dastuurka.

  

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY DHISMAHA CUSUB EE WASAARADDA DHALLINYARADA IYO CIYAARAHA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Guddoomiye Dr. Maryan Qasim oo kulan la yeelatay Safiirka UK ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Dr. Maryan...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray xarunta keydka Daawada

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan...