Ciyaaraha

Duqa Muqdisho “Dib u kabashada Caasimadda ee dhanka amniga iyo kaabeyaasha dhaqaalaha waxay rajo gelinaysaa dhallinyaradeenna”

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane; Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) oo soo xiray horyaalka Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa tilmaamay muhiimadda uu tartankaani u...

Mid ka mid ah xidigaha Barcelona oo xabsi lagu xukumay.

Ciyaartoyga qadka dhexe ugu ciyaara kooxda Barcelona ee Arda Turan ayaa lagu xukumay ku dhawaad seddex sano oo xabsi ah ka dib markii isbitaal...

Xulka Qaranka Soomaaliya oo ka adkaaday Zambabwe

Xulka Qaranka Kubada cagta dalkeena Soomaaliya ayaa guul muhiim ah ka gaaray dhigiisa Zambabwe. Kulankaan ayaa ahaa mid ka tirsan Isreebreebka Koobka aduunka ee 2022...

Madaxweyne Farmaajo oo Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya ugu hambalyeeyey Guusha ay u soo hoyeen Qaranka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Hambalyo u diray ciyaartoyda iyo macallimiinta Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo 1-0 kaga adkaaday Zimbabwe,...

Horseed iyo Dekadda Kulanka Hogaanka Horyaalka Soomaaliya

Dekadda iyo Horseed ayaa wada Ciyaari doona  kulanka ugu adag todobadkaan waana kulan uu ku xiran yahay Cida sida rasmiga ah kula wareegi lahayd...

Ugu Akhris Badan