Ciyaaraha
Heegan oo barbaro deris la noqotay
Galabta Kulan xiiso badan ayaa waxaa wada Ciyaaray Kooxaha Heegan iyo Jeenyo, waxaana kulanka uu ka dhacay garoonka Banaadir ee degmada Cabdul Casiis.
Ciyaarta oo...
Dekadda oo laga adkaaaday
Kooxada kubada cagta Elman ayaa guul ka gaartay dhigeeda Dekadda kulan ka tirsan horyaalka soomaaliya.
Kulanka ayaa ahaa kii 13-aad oo labada kooxod ay Ciyaaran...
Jazeera oo Jiiday Jeenyo
Kooxda Kubada Cagta Jeenyo ayaa la kulantay guuldaradii sagalaad ee soo gaarta Sanadkaan Sagaal Kulan oo ay Ciyaartay Kulamada Horyaaka Soomaaliya kadib markii ay...
HORDHACA: Kulanka Jeenyo iyo Jazeera
Kulanka ugu horeeya Todobaadkan Maalinta berito ah waxaa wada Ciyaaraya kooxaha Jeenyo iyo Jazeera, Labada Kooxod waa kulamadoodii ugu danbeyay ee wareega hore Horyaalka...
Tartanka Ciyaaraha Fudud oo maanta lagu qabtay Muqdisho
Muqdisho (SNTV)- Tartankan Oradka Gaaban ee (Marathon) oo lagu xusayay maalinta horumarinta Ciyaaraha iyo Nabadda Aduunka iyo maalinta Ciyaartooday Soomaalliyeed ayaa maanta lagu qabtay...