Ciyaaraha

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo koobka degmooyinka Gobolka Banaadir gudiinsiiyey degmada Shingaani+(SAWIRRO).

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay daawashada dhammaadka tartanka ciyaaraha degmooyinka Gobolka Banaadir. Tartankan oo ay ku guuleysatay...

Yaa ku guuleysan doono koobka tartanka kubadda cagta Degmooyinka gobolka banaadir?

Galabta waxaa la filayaa inay garoonka Eng.yariisoow ay isku wajahaan ciyaarta kama dambeysta ah ee tartanka kubadda cagta degmooyinka gobolka banaadir oo ay isagu...

Furitaanka tartanka Kubadda cagta Dowlad goboleedyada iyo Gobolada Banaadir oo la shaaciyay.

Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha ee xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay xilliga uu furmayo tartanka kubadda cagta ee dowlad goboleedka iyo...

Isku aadka Tartanka Ciyaaraha Gobolada iyo Gobolka Banaadir oo lagu sameeyay Muqdisho.

Masuuliyiin ka tirsan dowladda , madaxda xiriirka kubadda cagta Soomaaliya , Xubno ka socday maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir iyo bahda sportiga ayaa ka...

Xidigii hore ee Kubadda Cagta Aduunka Maradona oo u geeriyooday wadno xanuun.

Sida lagu qoray Daily mail halyeygii hore ee Xulka kubadda cagta Argentina Diego Armando Maradona ayaa goordhow ku geeriyooday gurigiisa oo ku yaalla magaalada...

Ugu Akhris Badan