Ciyaaraha

Duqa Muqdisho iyo Wasiir Xamsa oo kawada hadlay horumarinta Ciyaahara dalka.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa maanta xarunta aqalka dowladda hoose ee Xamar kula kulmay Wasiirka wasaarada dhalinyarada...

(DAAWO) Funaanadaha ay ku ciyaari doonaan xilli ciyaareedkaan ciyaartoyda xulka Qaranka oo la soo bandhigay.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan. https://youtu.be/TE1fVmnf81k

Saraakiisha Ciidamada Jabuti oo Agab Isborti ku wareejiyay Gudiga ciyaaraha Gobolka Hiiraan+(SAWIRRO).

Saraakiisha Ciidamada Dalka Jabuuti ee kamid ah howlgala AMISOM ee Gobolka Hiiraan Ayaa Qalab Sports oo dhameeystiran ku wareejiyay xiriirka kubada cagta ee Gobolka...

Yaa loo xukumay ciyaar yahaankii Danaanada loo dilay?

Muqdisho (SNTV)- Dable xoogga dalka Maxamed Cismaan Maxamed Nuur ayaa loo heysta dilka Allaha Unaxariiste Cabdiraxmaan Cabdullaahi Cismaan  oo uu ku dilay garoon lagu...

Xulka Qaranka Soomaaliya oo laga soo sagootiyay Kampala

Munaasabad isugu jirta Casho sharaf iyo sagootin isugu jirta ayaa xulka Qaranka Soomaaliya oo ka qeyb galayay Koobka Bariga iyo bartamaha Afrika Xalay loogu...

Ugu Akhris Badan