Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray mashaariic cusub “Sawirro”

Date:

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xarigga ka jaray xarunta Hooyada iyo dhallaanka MCH-ka Degmada Kaxda iyo goob waxbarasho oo loogu talagalay in Caruurta ku nool Degmada si bilaash ah wax loogu baro.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa sheegay in maamulka Gobolka ay ka go’antahay wax ka qabashada baahiyaha ka jira Degmada Kaxda iyo Degmooyinka kale ee Caasimadda ku yaalla.

Guddoomiyaha Degmada Kaxda, Maxamed Yuusuf Maxamed ayaa sheegay inay aad ugu faraxsanyihiin mashaariicdan horumarineed, isagoo xusay in ay baahi weyn u qabtay bulshada Degmada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Warsaxaafadeed: Calanka iyo Astaanta Qaranka ee saxda ah

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka...

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Safiirka Shiinaha oo ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Daah-furay Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Mudane Cali...

Shirka Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya oo goordhow furmay

Waxaa goordhow magaalada Muqdisho ka furmaya Madasha 3-aad ee...