Benaadir

Saldhigga Dhuusamareeb oo dib loogu dhisayo isxiqaan.

Taliyaha Qaybta guud ee Booliiska Galmudug Sareeye guuto Bishaar Abshir Geedi ayaa maanta daahfuray dhismaha Saldhigga Booliiska ee xarunta Galmudug ee Dhusamareb oo lagu dhisayo...

Qarax Dad shacab ah ay ku dhinteen oo ka dhacay Beledweyne.

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay afaafka hore ee garoonka kubadda Cagta magaaladaasi. Sida ay...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb+Sawirro.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ayaa halkaas waxaa...

Faafaahinta Weerar dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Liido.

Maleeshiyaad hubeysan oo ka tirsan argagixisada Al-shabaab ayaa weerar ku bilowday qarax gaari laga soo buuxiyay ku bilowday ka geystay Hotel Elite oo ku...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray mashaariic cusub “Sawirro”

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xarigga ka jaray xarunta Hooyada iyo dhallaanka MCH-ka Degmada Kaxda...

Ugu Akhris Badan