Benaadir

Munaasabad loo sameeyay Taliyeyaal xil isku wareejinaya.”Sawirro”

Munaasabad ay xilka kula kala wareegayaan Taliyaha cusub ee guutada 5-aad qeybta 27-aad ciidanka xoogga dalka gobolka Hiiraan, korneyl,  Maxamuud Xasan Ibraahin “Baakaay” iyo...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan is-wareysi ah la qaatay bulshada iyo maamulka magaalada Sama-reeb+Sawirro.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed “Cumar Filish” ayaa xalay kulan is-wareysi ah la qaatay dhallinyarada iyo maamulka magaalada...

Wasiirka Amniga Galmudug oo boggaadiyey dhalinyaro la dagaalamay Argagixisada Al-shabaab “Sawirro”

Wasiirka Amniga Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Macalim Fiqi iyo Saraakiil uu hoggaaminayey oo ay kamid ahaayeen Taliyaha Qeybta 21-aad ee ciidanka XDS S/Guuto...

Dadaallo lagu xirayo goobaha uu ka fataho webiga oo ka socda Beledweyne.

Guddiga xalka waara ee fatahaadaha gobolka Hiiraan iyo Culimaa’udiin ka tagey magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa maanta kormeeray goobaha laga cabsida qabo in...

Ciidanka amniga oo gacanta ku dhigay dad lagu tuhmay qarax ka dhacay Baladweyne.

Ciidamada ammaanka ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa howlgal ay sameeyeen waxaa ay ku soo qabteen dad lagu tuhmayo in ay ka dambeeyeen qarax khasaaro...

Ugu Akhris Badan