Benaadir

Madaxweynaha Jubbland oo xalay la kulmay Guddomiyaha Aqalka Sare BFS.

MUQDISHO-JUUN-11-6-2022-:Madaxweynaha Dowladd goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo muqdisho ku sugan ayaa xalay  hoygiisa muqdisho ka daganyahay ku booqdayGudoomiyaha Aqalka Sare ee BJFS...

DHAGEYSO:Lamaha Amniga Maamulka Puntland oo sheegay in xeebaha Puntland ku qabteen kooxo dadka tahriibiya .

MUQDISHO-JUUN-11-6-2022-:Taliska Booliska Maamulka Puntland sigaar ah kuwa Gobolka Bari ayaa faah-faahin ka bixiyey rag ajaanib ah oo ah kuwa Dadka tahriibiya oo ciidamada Badda...

Dhagarqabe katirsan Argagixisada Al-shabaab oo isku dhiibay ciidamada Nabad sugida Magaalada Garbahaareey.

MUQDISHO-JUUN-11-6-2022-:Taliska ciidanka Nabad-sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliya ee gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa Magaalada Garbahaarey ee caasimada Gobolkaas ku soo bandhigay Cabdicasiis Maxamuud...

Madaxweynaha Hiirshabelle oo Muqdisho soo gaaray.

Muqdisho: 08, June, 2022: Madaxweynaha Dowladd goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta dib ugu soo laabatay dalka, kadib howlo shaqo oo uu...

Xaflad Lagu soodhaweynaayo Madaxweyne Qoor-qoor oo ka dhacday Magaalada Cadaado.

Muqdisho-Juun-8-6-2022:Madaxweynaha Dowladd goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi kaariye iyo wafdiga uu hogaaminayay oo kusugan degmada Cadaado ayaa kala qeyb galay Xalay shacabka iyo maamulka...

Ugu Akhris Badan