DHAGEYSO:Lamaha Amniga Maamulka Puntland oo sheegay in xeebaha Puntland ku qabteen kooxo dadka tahriibiya .

Date:

MUQDISHO-JUUN-11-6-2022-:Taliska Booliska Maamulka Puntland sigaar ah kuwa Gobolka Bari ayaa faah-faahin ka bixiyey rag ajaanib ah oo ah kuwa Dadka tahriibiya oo ciidamada Badda Puntland ay ku qabteen xeebaha Gobolka Bari.

 

Ciidamada  Amaanka Gobolka Bari ayaa soo qabtay ragaan Ajaaniibta ah oo watay Saxiimad ay dadka ku tahriibin jireen,waxaana dhalasho ahaan ka soo jedaan dalka Yeman.

Taliyaha Booliska Gobolka Bari Abdulkhadir Jaamaac Dirir ayaa warbaahinta uga warbixiyey Ajaanibtaan ciidamada ay gacanta ku soo dhigeen.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Gaashaandhigga oo xaqiijisay dilka Macallin Jinoow

Waxaa la xaqiijiyay dilka Macallin Jinoow, kaas oo Wasiirka...

Dab ka kacay Suuqa Bakaaraha oo damintiisa lagu guuleystay

Waaxda Gurmadka Deg Degga ah ee Maamulka Gobolka Banaadir...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeysay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda...