Benaadir

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaar-garowga Caleemasaarka Madaxweyne Hassan sheikh.

Muqdisho-Juun-7-6-2022:Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaar-garowga sugida Amniga Caasimada...

SAWIRRO:Madaxweyne Qoor-Qoor oo Magaalada Cadaado u gaaray dhisida Golle Deegaan oo Magaaladas yeelato.

MUQDISHO-JUUN-6-6-2022-Madaxweynaha Dowladd Goboleedka  Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa safar dhulka ah ku gaaray degmada Cadaado ee Gobolka...

DAAWO:Maxkamada darajada 1aad Ee ciidamada qalabka sida Qeybta 27aad oo maanta xukuno ku riday Askar katirsan Ciidamada Dowladda.

MUQDISHO-JUUN-6-6-2022-:Maxkamada darajada 1aad Ee ciidamada qalabka sida Qeybta 27aad ayaa maanta xukuno kala duwan kuriday Afar  eedeysane oo uu xafiiska Xeer ilaalinta Ciidamada Qalabka...

DAAWO:Madaxweyne Qoor-Qoor oo xalay Guddoomiyey shirka Golaha Wasiirada maamulkaasi oo Wasaarada Arimaha Gudaha ay kusoo gudbisay labo Hindise Sharciyeed.

MUQDISHO-JUUN-6-6-2022-:Madaxweynaha Dowladd goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xalay shir gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Galmudug, iyadoona Wasaaradda Arimaha Guduaha, Federaalka iyo Dib uheshiisiinta...

Madaxweynaha maamulka Galmudug oo caawa guddomiyey kulan ay yesheen Golaha Wasiirada Maamulkaas .

Madaxweynaha Dowladd goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Galmudug, iyadoona Wasaaradda Arimaha Guduaha, Federaalka iyo Dib uheshiisiinta Galmudug...

Ugu Akhris Badan