Benaadir

Madaxweynaha Hiirshabelle oo laamaha amniga maamulkaas faray adkeynta Amniga Caasimada Jowhar

Muqdisho : 04, Luulyo, 2022: Madaxweynaha Dowladd goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir gudoomiyay Kulanka Golaha Xukuumada Dowladda Hirshabeelle. Madaxweynaha ayaa Shirka...

Abdirahman abdishakuur “oo sheegay in xalaad liidato oo dhanka nolosha ay ka jirto Magaalada Bardheere

Muqdisho,04,7,2022:Ergeyga Gaarka ah ee Gurmadka Abaaraha C/raxmaan C/shakuur oo uu wehliyay Safiirka Qatar u qaabilsan Soomaaliya Hassan Hamse iyo xubno ka socday Hey’adda Qatar...

Dowladda Soomaaliya oo deeq loogu talagalay dadka ay saameeyeen abaaraha gaarsiisay Magaalada Gaalkacyo

Muqdisho,04,7,2022:Deeqdaan oo ay ka Soctay Dowlad fadaraalka soomaaliya isla markaana qeyb ka ah gurmadyada lagu caawinayo dadka ay Abaaruhu ku saameeyeen gobolada dalka ayaa...

Deegaanka Wisil oo maanta martigalisay munaasabadda Xuska iyo Ducada Shuhadadii ku geeriyootay dagaalada Lagu la jiro Argagixisada Al-Shabaab

Muqdisho-Juun-28-6-2022:Deegaanka Wisil ee Gobolka Mudug  waxa ay  maantay martigalisay munaasabadda Xuska iyo Ducada Shuhadadii ku geeriyootay dagaalada Lagu la jiro kooxda Nabad-diidka ah ee...

SAWIRRO-Wariyaashii shalay ku dhawacmay qaraxii ka dhacay Hiiraan oo muqdisho la keenay

Muqdisho-juun-28-6-2022-:Iyada oo la Fulinaayo Amarkii Madaxweynaha Hirshabelle Mudane Cali Cabdullahi Xuseen Guudlaawe waxaa Magaalada Muqdisho laga soo dajiyay dhaawacyada Wariyaashii shalay wax yeelada ka...

Ugu Akhris Badan