Benaadir

[SAWIRO)Madaxweynaha Galmudug oo bulshada Baxdo u sheegay in dagaalka Al-shabaab ka gacan siin donaan

MUQDISHO-10-7-2022-:Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo kusugan degmada Baxdo ayaa la kulmay bulshada qeybaheda kala duwan, oo ay kamid ahaayeen Culimada, wax...

Madaxweynaha Galmudug Oo salaada Ciida ladukaday Shacabka Reer Baxdo.

Muqdisho-09,07-2022:Magaalada Baxdo ee gobolka Galgaduud ayaa maantay si weyn looga ciiday maalinta Koowad ee ciidul Adxada, si lamid ah magalooyinka kale ee Soomaliya waxaana...

Madaxweynaha Jubbaland Oo Booqday Jiidda Dagaalka. +SAWIRO.

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane  Ahmed Mohamed Islaam ayaa maanta booqasho iyo salaan ugu tagay munaasabada ciida awgeed Ciidamada darawiishta Jubaland ee ku sugan jiida...

Madaxweynaha Hiirshabelle oo maanta qaabilay Ku xigeenka Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobe u qaabilsan Soomaaliya

Muqdisho: 05, Luulyo, 2022: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Ku xigeenka Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobe...

[DHAGEYSO+SAWIRO]Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee dhanka Galmudug oo qeylo dhaan ka muujiyey Abaaraha ka jira deeganada Gobolkaas

MUQDISHO-05-7-2022-:Guddoomiyaha Gobolka  Mudug iyo Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Maamulka Galmudug oo safar lagu kormeerayey Xaaladda Abaaraha ku Maray Deegaano dhaca Bariga Gobolka Mudug. Wafdi uu...

Ugu Akhris Badan