Benaadir

Jubaland oo laga hirgaliyay adeegyada Garsoorka

Wafti uu hoggaaminay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda oo maanta  gaaray Magaaladda Kismaayo ayaa xariga ka jaray Dhismaha Maxkamadaha  iyo Xeer ilaalinta Jubbaland oo...

Suuqyada Muqdisho oo laga dareemayo soo dhaweynta Bisha Ramadaan

Iyadoo ay fooda nagu soo hayso bisha barakeysan ee ramadaan  oo noogu  harsantahay  maalmo  kooban ayaa waxaa  bulshada soomaaliyeed  diyaar garow ugu jiraan  soo...

Madaxda Dalka oo ubax dhigay Tallada Syl

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ka qeyb galay Munaasabad lagu xusayey Maalinta Dhalinyarada ee 15-ka May oo ku beegan 75...

Duqa Muqdisho iyo Madaxa Bankiga Adduunka ee Bariga Afrika oo wada hadlay

(Muqdisho, 14 Maajo 2018) – Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha G/Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heer sare...

Guddoomiye Yariisoow oo xarigga ka jaray qayb ka mid ah Isbitaalka Deyniile

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Eng; C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow iyo Safiirka dowladda Norway ee Soomaaliya ayaa Maanta si wadajir ah xarigga...

Ugu Akhris Badan