Benaadir

Raa’iisulwasaare kheyre oo daahfuray imtixaanadka shahaadiga Dalka

 Ra”iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta daah furay Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee dalka oo ay maanta u fariisteen 27,600 oo arday...

Maxaa kala qabsaday Dhahar & Hodan???

Muqdisho (SNTV)-Wareegga 1-aad ee tartan aqooneedka bisha barakeysan ee Ramadan  qeybtiisa labaad ayaa caawa waxaa ku wada ballansanaa Dhahar iyo Hodan oo ka kala...

Duqa Muqdisho oo ay wehliyaan wasiirada wax-barashada iyo Warfaafinta ayaa si wadajir ah u furay Tartan aqooneedka bisha Ramadaan.

Muqdisho (SNTV)- Duqa Muqdisho,  Wasiirada wax barashada & warfaafinta, agaasimaha guud ee Wasaradda warfaafinta, Agaasimaha Tv-Qaranka & Agaasimaha Radiio Muqdsho ayaa furay tar-tan aqooneedka...

Guddoomiyaha Gobolka Gedo oo lacag loogu talagalay Gurmadka Fatahaada ku wareejiyay Maamulada Baladxaawo iyo Luuq

Muqdisho(SNTV);- Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Gedo Mudane Maxamed Muxumed Aadan oo maanta gaaray degmada Doolow kana yimid magaalada Muqdisho ayaa maamulada iyo qeybaha kala duwan...

Duqa Muqdisho oo daah-furay olole Maamulka Gobolka Banaadir ku afurinayo 15 kun oo qoys

Muqdisho, 17 Maajo, 2018 – Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha G/Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta daah-furay olole lagu afurinayo 15 kun oo...

Ugu Akhris Badan