Jubaland

DAAWO:Dad isugu jira Soomaali iyo Oromo ka timid dalka Itoobiya oo kasoo barakacay abaarta ayaa gaaray degmada Doolow .

MUQISHO-JUUN-13-6-2022-:Soomaali iyo Oromo katimid Dalka  Itoobiya abaartana sameen ku yeelatay ayaa gaaray Degmada doolow ee gobolka Gedo Ee koonfurta Soomaaliya .     In kabadan 10 caruur...

Madaxweynaha Jubbland oo xalay la kulmay Guddomiyaha Aqalka Sare BFS.

MUQDISHO-JUUN-11-6-2022-:Madaxweynaha Dowladd goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo muqdisho ku sugan ayaa xalay  hoygiisa muqdisho ka daganyahay ku booqdayGudoomiyaha Aqalka Sare ee BJFS...

Dhagarqabe katirsan Argagixisada Al-shabaab oo isku dhiibay ciidamada Nabad sugida Magaalada Garbahaareey.

MUQDISHO-JUUN-11-6-2022-:Taliska ciidanka Nabad-sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliya ee gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa Magaalada Garbahaarey ee caasimada Gobolkaas ku soo bandhigay Cabdicasiis Maxamuud...

Madaxweynaha maamulka Jubbaland oo Muqdisho soo gaaray.

Muqdisho-Juun-7-6-2022:Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka. Madaxweynaha ayaa halkaas kaga qeybgalaya caleemo saarka Madaxweynaha...

DAAWO:Maxkamada darajada 1aad Ee ciidamada qalabka sida Qeybta 27aad oo maanta xukuno ku riday Askar katirsan Ciidamada Dowladda.

MUQDISHO-JUUN-6-6-2022-:Maxkamada darajada 1aad Ee ciidamada qalabka sida Qeybta 27aad ayaa maanta xukuno kala duwan kuriday Afar  eedeysane oo uu xafiiska Xeer ilaalinta Ciidamada Qalabka...

Ugu Akhris Badan