Jubaland

DHAGEYSO:Guddoomiyaha Gobolka Jubbada Dhexe oo ka deyriyey Xaalada nolasha shacabka ku nool gobolkaas oo gacanta ay ku hayaan Argagixisada Al-shabaab.

MUQDISHO-JUUN-5-6-2022:-Guddoomiyaha Gobolka Jubbada Dhexe ee Maamulka Jubbaland Haajir Bile Sugaal ayaa sheegay in xaalad liidato oo dhanka nolasho ah ay ka jirto degaano iyo...

DHAGEYSO:Odayaal dhaqan oo ku baaqay joojinta dagaal beleed ka aloosan deegaano katirsan Gobolka Jubbada Hoose

Odayaal ku sugan magaalada kismaayo ayaa ku baaqay joojinta xiisad colaadeed oo ka tagan deegaano katirsan gobolka Jubbada hoose kadib markii dad shacab ah...

Axmed Madoobe oo kulan la qaatay Guddiyada doorashooyinka dalka

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay gudiyada hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed iyo heer federaal, guddiga xalinta khilaafadka iyo xubnaha Jubaland...

Madaxweynaha Jubbaland oo kulan aaladda fogaan arragga kula qaatay Wakiilka Sare ee Hay’adda UNHCR “SAWIRRO”

Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta habka fogaan arag ah kulan kula qaatay Agaasimaha Gobolka ee Bariga, iyo Geeska iyo...

Taliyaha Guutada 16-aad Ee Kumaandooska Danab oo gaaray Magaalada Kismaayo.

Taliyaha Guutada 16aad ee Kumaandooska DANAB Gaashaanle Axmed Cabdullaahi Nuur(Beeryare) iyo saraakiil ka tirsan taliskaasi ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbaland. Taliyaha ayaa...

Ugu Akhris Badan