Jubaland

Madaxweyne Ahmed madoobe oo gaaray Magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe) ayaa maanta gaaray magaaladda Dhoobleey ee gobolka Jubbada Hoose halkaasi oo dhawaan golaha wasiirada maamulkaasi ay...

DHAGEYSO:Wasiirka gargaarka Jubbland oo Faah-faahin ka bixiyay Shirar uu uga soo qeybgalay dalka Kenya

MUQDISHO-21-6-2022:Wasiirka wasaaradda Gargaarka maaareynta iyo masoobooyinka Dowladd Gobaleedka Jubbalnad Cabdirahmaan Cabdi Axmed oo wareysi gaar ah siyay warbaahinta qaranka ayaa Faahfaahin ka bixiyay Shirar...

Wafti uu hogaaminayo Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha oo gaaray Gobolka Gedo.

MUQDISHO-JUUN-20-6-2022:Wafti uu hogaaminayo Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa gaarey Degmada...

Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga Sare oo maanta guud ahaan dalka ka bilaabanaya.

SAWIR HORE. MUQDISHO-18-6-2022-:Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Sare ee  ay qaadeyso  wasaaradda waxbarashada  XFS  ayaa lagu waddaa in uu maanta Guud ahaan  dalka ka bilowdo marka laga...

Madaxweyne Ahmed madoobe oo dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo.

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo kadib safar maalmo qaatay oo uu ku joogay Magaalada...

Ugu Akhris Badan