Argagixisada

Horjooge Khawaarijta ka tirsanaa oo lagu qabtay Koofurta Mudug.

Horjoogihii Khawaarijta u qaabilsanaa aruurinta lacagaha baadda ah ee ay ka qaadaan shacabka deegaanka Bacaadweyne ee gobolka Mudug Ismaaciil Aadan Maxamed ayaa lagu qabtay...

Saad loo waday Khawaarijta oo lagu qabtay Bariga Galgaduud.

Ciidanka amniga ee ku sugay Deegaanka Gadoon ee gobolka Galgaduud ayaa gacanta ku dhigay Shidaal iyo Raashin ay si qarsoodi ah ku gudbisanayeen kooxaha...

Guddoomiye Madaale” wax aan furimaha Dagaalka ku soo arkay Odayaal 90 jiro ah oo qoriga u qaatay siday Khawaarij ula dagaalami lahaayeen”

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdsiho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale( Yuusuf Madaale)ayaa ka hadlay dhibkii uu geystay Qaraxii 14-kii October 2017 ay kooxaha...

Khawaarijtii geysatay xasuuqii Soobbe, maxay ku sugan tahay maanta? ( Warbixin)

Maanta waa 14- October, lix sanno ka hor waxay dadka Soomaaliyeed ugu asteysan tahay maalin hal goob looga dilay tiro dhan 600-qof ( lix...

iska xoreyna kooxaha argagixisada ee nabad diidka ah

Guud ahaan hogaamiyayaasha haweenka gaar ahaan gobolka banaadir magaalada muqdisho caasimada dalka, ururka haweenka soomaaliyeed ay hogaamineeso gudoomiyaha ururka haweenka gobolka banaadir marwo jawaahir...

Ugu Akhris Badan