Argagixisada

Ciidamada xoogga iyo Macawisley oo Khawaarij ka sifeynaya Wabiga jiinkiisa.

Ciidamada xooga dalka iyo xoogagga deegaanka ayaa wabiga jiinkiisa Shabeellada dhexe ka wada howlgal lagu burburiyay fariisimo khawaarijta ay ku leheed deeganada Wabiga jiinkiisa...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo saaka tagay Daaru-nimca.

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Xildhibaano ka tirsan BFS, kan Maamulka Hirshabelle, Saraakiil iyo...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS : Khawaarijta waxay maraayaan heer maalin walba dhexdooda diriraan oo ay islaayaan

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in khawaariijta la gaarsiiyay jab xooggan, isagoo tilmaamay in kummanaan ay soo qaadeen lagu khaarajiyay...

Tirada Horjoogeyaasha ay dileen Ciidanka Qalabka Sida oo sii kordheysa.

Muqdisho, 15 September 2023: Hawlgal qorshaysan oo ay fuliyeen ciidanka qaranka iyo saaxiibada caalamka oo ka dhacay deegaanka Gumarka Cosobow Cali oo ka tirsan...

Horjooge 12 sano Khawaarijta u adeegayay oo saaka isi soo dhiibay.

Horjooge Yuusuf Sheekh Xasan oo mudo 12 sano ah  Khawaarijta ka tirsanaa ayaa saaka isku soo dhiiiibay Ciidanka xoogga dalka ee ku sugan gobolka...

Ugu Akhris Badan