Saad loo waday Khawaarijta oo lagu qabtay Bariga Galgaduud.

Date:

Ciidanka amniga ee ku sugay Deegaanka Gadoon ee gobolka Galgaduud ayaa gacanta ku dhigay Shidaal iyo Raashin ay si qarsoodi ah ku gudbisanayeen kooxaha Khawaarijta.
 
Deegaanka Dawacooleey oo u dhaxeeya Gadoon iyo Xiindheere ayeey ka qabteen Gaari Xamuul ah oo saanad aad u badan u siday Khawaarijta.
 
Khawaarijta oo helay xogta ah in saanadooda gacanta lagu dhigay ayaa isku dayay in ay weeraraan ciidan deegaanka Balse cashar ayaa loo dhigay waxaana laga dilay 3 ka mid ah khawaarijtii weerarka soo qaadday.
 
Sawiradani waa qayb kamid ah shidaalka iyo raashinka la qabtay ee khawaarijta loo wadey, waxaana go’doon adag uu saaran yahay deegaanada Argagaxisadu maamusho ee Galgaduud.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Kulanka Guddiga Joogtada ah ee BFS oo lagu dhaariyay Wasiirka cusub ee Warfaafinta

Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka...

Wafdi uu Hoggaaminayo Wasiirka Caafimaadka oo Gaaray Magaalada Jowhar

Wafdi ballaaran oo ka socda Wasaaradaha Caafimaadka ee Dowladda...

Dibadbax lagu taageerayo dowladda iyo doorashooyinka qof iyo codka ah oo dhacay degmada Kaaraan

Shacabka degmada Kaaraan ayaa xaafadda Mirinaayo ku qabtay dibadbax...

Wasiirka Cadaaladda oo ka hadlay guulaha DFS ay ka gaartay dimuqraadiyeynta iyo dib-u-habeynta garsoorka

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...