Aqalka Sare

Madaxweynaha Jubbland oo xalay la kulmay Guddomiyaha Aqalka Sare BFS.

MUQDISHO-JUUN-11-6-2022-:Madaxweynaha Dowladd goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo muqdisho ku sugan ayaa xalay  hoygiisa muqdisho ka daganyahay ku booqdayGudoomiyaha Aqalka Sare ee BJFS...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta qaabilay Danjiraha Dowladda Qadar .

MUQDISHO-JUUN -5-6-2022-:Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Senator Abdi Hashi Abdullahi wuxuu maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qadar u fadhiya Soomaaliya Danjire Xasan bin...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta qaabilay Danjiraha Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta.

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi wuxuu maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta u qaabilsan Soomaaliya Danjire Maxamed...

Ciidanka Xoogga Dalka oo gacanta ku dhigay Sarakaal sare oo katirsan Argagixisada Al-shabaab.

Ciidanka Kumaandooska Danab Gàar Ahaan Ururka 5aad Guutada 16'aad CXDS Iyo Kuwa Nabadsugida Maamulka Jubaland Ayaa Howlgalo lagu baacsanyo Argagixisada Ka waday malmahan Deeganada...

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo kulan la qaatay Safiirka Shiinaha u qaabilsan Soomaaliya.

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Senator Abdi Hashi Abdullahi ayaa Xafiiskiisa Aqalka Sare ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u qaabilsan Soomaaliya Mudan Fei Shengchao. Danjiraha oo...

Ugu Akhris Badan