Aqalka Sare

Gudoomiyaha Golaha Aqalka sare oo kulan la qaatay Safiirka Dowladda Turkiga u qaabilsan Soomaaliya.

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Senator Abdi Hashi Abdullahi ayaa Xafiiskiisa Aqalka Sare ku qaabilay Safiirka Dowladda Turkiga u qaabilsan Soomaaliya Mudane Mehmet Yilmaz. Kulanku wuxuu...

Guddoomiye Cirro oo war ka soo saaray doorashadii 11-ka Senator ee G/Waqooyi

Guddiga hirgelinta doorashooyinka dalka ee heer federaal ayaa soo saaray qoraal uu ku bogaadinayo hanaankii ay ku qabsoontay doorashadii Aqalka Sare ee ka dhacday...

R/Wasaare Rooble oo u hambalyo u diray 6-da Senotar ee maanta loo doortay Afisyooni

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa u hambalyeey lixda Sanoter Aqalka Sare ee doorashadooda Maanta ka dhacday Magaalada Muqdisho. Waxaan hambalyo...

Guddiga doorashada xubnaha Somaliland oo shaaciyey dib u dhac doorasho

Qoraal ka soo baxay guddiga hirgelinta doorashooyinka senatorrada Aqalka Sare ee Somaliland ayaa lagu shaaciyey in dib u dhac uu ku yimid doorashada xubnaha...

RW Rooble iyo madaxda dowlad goboleedyada oo ka shiray doorashada dalka

Shir u dhaxeeyay Golaha Wadatashiga Qaran oo ay ku mideysan yihiin Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada ayaa caawa ku qabsoomay qadka Zoomka,...

Ugu Akhris Badan