Aqalka Sare

Guddoonka Baarlamaanka Puntland oo soo dhaweyn u sameeyey wafuuda baarlamaanada Garowe ku sugan

Garowe (SNTV) Guddoomiyaha golaha wakiilada baarlamaanka puntland ayaa magaalada Garoowe munaasibad soo dhoweyn ah ugu sameeyay golayaasha Baarlamaanada  heer Fedraal iyo heer dowlad goboleed. Waxaa kulanka...

Gddoomiye Cabdi Xaashi oo la kulmay Madaxweynaha Puntland

Garoowe-(SNTV)-Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya, Mudane; Cabdi Xaashi C/llaahi, ayaa Maanta Magaalada garoowe kula kulmay Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntalnd, Siciid C/laahi...

Wafdi ka socda Dowladda Federaalka oo gaaray Garoowe

Garoowe-(SNTV)-Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya, mudane; Cabdi Xaashi C/llaahi, ayaa Maanta gaaray Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamul Goboleedka...

Safiirka Turkiga oo Casha Sharaf u sameeyey Golaha Aqalka Sare

Muqdisho (SNTV) Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdilaahi iyo xubna Senatora ah ayaa aqbalay casho sharaf uu u...

Guddoomiyaha Aqalka sare oo u hambalyeeyay Guddoomiyaha cusub ee Baarlamanka Puntland

Muqdisho-(SNTV)-Guddoomiyaha Aqalka sare ee Dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane, Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa u hambalyeeyay C/kariin Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed) oo loo doortay Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland. Mudane,...

Ugu Akhris Badan