Aqalka Sare

Guddiga Garsoorka Golaha Aqalka Sare oo kulan la qaatay masuuliyiinta Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xaquuqda Aadanaha

Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xaquuqul Insaanka, Haweenka iyo Caruurta Aqalka Sare ee BFS oo maanta xafiiskood Aqalka Sare ugu yeeray  masuuliyiinta Wasaaradda...

Gudoonka labada Gole oo kulan wadatashi ah la Qaatay Golayaasha Xeerdajinta Dowlad Goboleedyada Dalka.

Guddoomiyaha Aqalka Sare, Miudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur {Madoobe} oo ay wehliyaan ku xigeennada labada gole...

Senetor Xuseen Maxamed Daahir oo bogaadiyay Dadaaladda dowladda ay ugu Gurmaneyso Dadka abaaraha ay Ku Saameeyeen KGS

Muqdisho,26-7-2022:-Senetor Husein Mohamed oo kamid ah senetarada aqalka sare ee dalka ayaa bogaadiyay Dadaalada Dowladda Federaalka ay ugu gurmaneyso dadka ay Abaaraha ay ku...

Guddoomiyaha Golaha aqalka sare oo la kulmay masuuliyiin ka socday UNDP

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Senator Abdi Hashi Abdullahi wuxuu maanta xafiiskiisa ku qaabilay Mudane Jocleyn Mason oo ah Madaxa hay'adda UNDP Soomaaliya iyo...

Baarlamaanka Oo Ansixiyay Miisaaniyadda Sanadka 2022.

Baarlamanka Soomaaliya ayaa ansixiyey Miisaaniyadda dalka ee sannadkan, ka dib saddex maalmood oo doodo-adag ay Dhex martay  Wasiir Beyle Iyo Xildhibaanada Labada Gole ee...

Ugu Akhris Badan