Amniga

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo booqasho dhiiri-gelin ah ugu tagey Ciidamo ka tirsan Booliska oo loo diyaarinayo sugidda Amniga Caasimadda.

Muqdisho (SNTV):-Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa booqasho dhiiri-gelin ah ugu tagey Ciidamo ka tirsan Booliska, kuwaa oo loo diyaarinayo...

Shir ku saabsanaa Amniga Gobolka oo xalay lagu qabtay Degmada Kaaraan

Muqdisho (SNTV)–Shir xalay lagu qabtay Degmada Kaaraan ayaa waxaa ka qeyb galay gudoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, guddoomiye kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka gobolka, Xildhibaano,...

Ciidamadda Amniga oo Gacanta ku dhigay Xubin ka tirsan Argagaxisada Daacish

Muqdisho (SNTV)- Ciidamada Amniga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku soo dhigay Xubin ka tirsan Argagixisada Daacish, sida uu sheegay...

Madaxweyne Farmaajo oo faray Taliyeyaasha Ciidamada iney la yimaadaan Warbixin Dhameystiran oo ku aadan Amniga iyo Qaraxyadii Jimcihii+Sawirro

Muqdisho (SNTV) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kulan deg deg ah isugu yeeray Taliyeyaasha ciidamada Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Mudane Maxamed...

Ciidamada Ammaanka oo toogtay maleeshiyadkii weeraray Hotel Saxafi

Muqdisho (SNTV)- Ciidamad Ammaanka ayaa ku guuleystay inay toogtaan dhagarqabayaashii weeraka soo qaaday  ee doonayay inay galaan gudaha Hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho. Labo gaari...

Ugu Akhris Badan