Amniga

Guddoomiye Tuulax oo sheegay in aan loo dulqaadaneyn caburinta dhalinyarada

Muqdisho (SNTV):- Mas”uuliyiinta Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka hadlay arin dhalinyarada si wayn u hadal hayeen oo ka dhacday Saldhiga Degmada Xamar Jajab ee Gobolka...

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya oo Howlgalo balaaran ka wada Gobalka Hiiraan

Baladweyne (SNTV) Wararka ka imaanaya gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ay howlgalo xoogan ay ka wadaan deegaano ku yaala inta u...

AMISOM oo Billado guddoonsiisay Guutooyin la sagootinayay

Muqdisho-(SNTV)-Guutooyinka 44-aad iyo 45-aad ee Ciidanka Burundi qaybtana ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa la guddoonsiiyay Billado iyo Shahaadooyin, markii ay dhammaysteen...

Maamulka Gobolka Banaadir oo Hay’adaha amniga ku wareejiyey 10 qof oo Lacago sharci darro ah ka qaadayay Barakacayaasha

Muqdisho-(SNTV)-Maamulka Gobolka Banaadir ayaa hay’adaha ammaanka ku wareejiyey 10 Qof oo si sharci darro ah Lacago uga qaadan jiray Qoysaska Barakacayaasha ah ee Caasimadda...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo sheegay in dib u dhis lagu sameynayo Xarumahii Milatariga ee ku yaalla degmadda Deyniile

Muqdisho (SNTV)-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indha-qarshe iyo Abaanduullaha Ciidanka Difaaca S/guuto Odowaa Yuusuf Raagge oo ay wehliyaan Saraakiil kale...

Ugu Akhris Badan