Amniga

Ciidanka DANAB oo dib u howlgelinaya Ceelbiyood maleeshiyada Al-Shabaab ka gubeen dadka deegaanka Ceel-saliini

Muqdisho (SNTV):- Ciidamada DANAB ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa qorsheynaya iney dib u howlgeliyaan Ciil-biyood ku yaalo deegaanka Ceelsaliini oo Kooxda Nabad-diidka Al-Shabaab ay...

Afar ka tirsanaa Al-Shabaab oo ku dhintay qarax ay dhigayeen gudaha Kenya

Nairobi-(SNTV)-Saraakiisha Ciidanka Kenya ee Gobolka Lamu ayaa sheegay in Afar ka mid ahaa Malleeshiyaadka Al-Shabaab ay ku dhinteen qarax , markii ay la kacday...

Ciidanka Amniga oo Howlgallo ballaaran ka sameeyey gudaha iyo duleedyada Muqdisho

Muqdisho (SNTV) Howlgalkaan lagu sugayay Amniga Caasimadda ayaa Ciidamada sida gaarka ah u tababaran waxaa ay ka sameeyeen waddooyinka Sodonka,Warshadaha iyo duleedka magaalada Muqdisho,si loo...

Maleeshiyaad Alshabaab ka tirsan iyo horjooge soo goostay oo Gedo ku dagaalamay

Gedo (SNTV)- Wararka ka imaanaya Gobalka Gedo ayaa sheegaya in dagaal culus uu ku dhexmaray dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab iyo Horjooge la sheegay inuu...

Taliyaha Ciidanka Badda oo ka warbixiyay dib u habeynta balaaran ee lagu sameeyay Ciidamada Badda

Muqdisho (SNTV):-Taliyaha Ciidanka Badda iyo difaaca Xeebaha Admiral Cabbaas Amiin Cali ayaa ka warbixiyay dib u habeynta balaaran oo lagu sameeyay Ciidamada Badda. Admiraal Cabbaas...

Ugu Akhris Badan