Amniga

Dhagar qabe u kala gudbin jiray hubka fudud Alshabaab oo la xukumay.

Muqdisho (SNTV)- Maxamed Cabdullaahi Maxamed Muuse oo magaciisa Afgarashada loo yaqaano  (Xuseen Dheer) ayaa loo xiray Fabruary  sanadkan kamid ahaanshiyaha Maleeshiyada Alshabaab gaar ahaan...

Taliyeyaasha Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo Saraakiisha Ahlu Sunna oo kulan ku yeeshay Dhuusamareeb

Dhuusamareeb-(SNTV)-Kulan ay Magaalada Dhuusamareeb ku yeesheen mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Saraakiisha Ciidanka qalabka sida iyo mas’uuliyiinta Ahlu Sunna Wal Jamaaca, ayaa looga...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal ku dilay 5 Maleeshiyo Shabaab ah iyo Horjoogahoodii

Muqdisho (SNTV) Cutubyo ka tirsan ciidanka Xoogga Dalka oo howlgallo ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab ka fuliyay Deegaanka Baladul Amiin ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa...

Mareynkanka oo duqeyn ku dilay mid ka mid ah maleeshiyada Al-Shabaab.

Muqdisho (SNTV):-Taliska Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa sheegay in duqeyn ay ka fuliyeen Soomaaliya ay ku dileen xubin ka tirsanaa Argaggixisada Al-Shabaab. Qoraal kasoo baxay...

Wejiga Labaad ee dib-u-habaynta Ciidammada oo Billowday

Muqdisho (SNTV)–Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa billaaabay wejiga labaad ee dib-u-habaynta ciidamada xoogga dalka, kadib markii wejigii koowaad uu si guul ah kusoo...

Ugu Akhris Badan