Amniga

Taliyaha Booliska oo qalab ciidanka kala wareegay safiirka Masar ee Soomaaliya.

Qalabka oo iskugu jira dareeska ciidanka iyo agabyo kale ayaa waxa uu taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed ka guddoomay safiirka dalka Masar u fadhiya Soomaaliya Ambasador Maxamed...

Howl-gallada CXDS ee ka socda Gobolka Sh/hoose oo lagu baahinayo Sh/dhexe

Weerarrada iyo howl-gallada ka dhanka ah Argagixisada Al-Shabaab ee haatan ka socda Gobolka Shabeellada hoose ayaa lagu wadaa dhowaan in lagu baahiyo Gobolka Sh/dhexe....

Al-Shabaab oo uu jab xooggan kasoo gaaray howl-gal ay CXD ka fuliyeen degaanka Jilib Marka

Howl-gallo baaxad leh oo ay Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 14 Oktoobar ka fuliyeen degaanka Jilib Marka ee Gobolka Shabeellada hoose ayaa...

Horjooge ka tirsanaa Shabaab oo isi soo dhiibay

Hor-joogahan oo uu Magaciisa Af-garashadu ahaa Seyfu-Laah, ayaa sheegay in uu ka tanaasulay fikirkii gurracnaa ee Argagixisada, wuxuuna codsaday in la cafiyo, haatanna uu...

Maxkamadda ciidanka oo maanta xukuno riday. {VEDIO}

Maxkamadda darajada koowaad ee ciidanka qalabka sida ayaa saaka xukun dil toogasho ah ku riday Xasan Cali Barre, halka xabsi daa’in ay ku riday...

Ugu Akhris Badan