Amniga

Shirka amniga gobolka Banaadir oo looga hadlay weerarkii SYL.

Shirka amniga Caasimadda ayaa lagu qabtay xarunta gobolka Banaadir iyadoo wax la iska weydiiyay dhacdadii ka dhacday Hotellka SYL oo argagixisada soo weerareen. Guddoomiyaha gobolka...

Koox loo heysto Qaraxyada lagu aaso waddooyinka oo la xukumay

Cabdikariim Maxamed Maxamuud Xuseen (Siiseey), CabdiQani Cali Maxamuud Cali (Buneyste) Cali Muxudiin Abshir (Cali Kuulow) ayaa loo heystaa kamid ahaanshiyaha Alshabaab iyo in ay...

Yugaandha oo qorsheynaysa in ay Ciidamo hor leh usoo dirto Soomaaliya

Dowladda Yugaandha ayaa lagu wadaa in ay Soomaaliya usoo dirto Ciidamo Boliis ah, oo ka qeyb noqon doona howl-galka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee...

Maxkamadda darajada koowaad ee ciidanka qalabka sida oo xukuno riday.

Maxkamadda darajada koowaad ee ciidanka qalabka sida ayaa saaka xukuno kala duwan ku riday eedeysanayaal loo haysto falal argagixiso. Cali Axmed Guure (Qoyane) iyo...

Wasiirka amniga dalka oo furay shirka hay’adda socdaalka.

Wasiirka amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) mudane, Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa magaalada Muqdisho ka furay Shirka isku xirka howlaha Hay’adda Socdaalka iyo...

Ugu Akhris Badan